Ads by Eonads BITCOIN

BITCOIN


 Tani waa mid ka mid ah crypto weliba waxa loogu yeedhaa hooyada crypto waxaana loo yaqaan bitcoin,dunidan aynu joogno hada waxay isku bedeshay technology-yad wax walba oo aynu isticmaalno waxay la jaan qaadayaan technology-da casriga ah,bitcoin waa ta loo guuri doono mustaqbalka iyada iyo kuwo kale oo la mid ah sida tron,etherium,litecoin iyo kuwo kale oo la mid ah bitcoin waa lacagta ugu qaalisan kuwa aynu soo sheegnay iyadaana ugu horaysa kor ayeyna u sii kacaysaa maalinba maalinka ka danbeeya 1bitcoin waxa uu u dhigmaa $30,000 soddon kun oo dollarka mareykanka ah 

1 Comments

Post a Comment

Post a Comment

Previous Post Next Post