Ads by Eonads 3 ways to make money online

3 ways to make money online



Step 1 Waxaad lacag ka sameen kartaa adigoo isticmaalaya apps kala duwan sida money sms,guthup,bitcoin app,iyo weliba sweatcoin oo socod wax kugu siinaya
Taasina waxay u baahan tahay waqti iyo dedaal dheeri ah sidoo kale waxa jira apps scam ama fake ah kuwaas oo aan wax lacag ah ku siinayn sidaa darteed waa inaad iska ilaalisaa oo aad mar waliba ka feejignaataa

Step 2
                 Tani waa fursad kale oo aad kaga shaqaysan karto internet-ka waana adigoo website dad kale leeyihiin ka shaqaysanaya waxayna kuu dirayaan survey ama waxay ku odhanayaan xayaysiis daawa*ads* sidoo kale waxay ku odhanayaan video-yo kala duwan soo daawo ka dibna sidaa ayey lacagta kugu siinayaan waxaan ka mid ah website-yada lacagta bixiya free litecoin,crypto double,one click iyo kuwo kale  oo farabadan waxaana jira ku scam ama fake ah

      
 Step 3Tanina waa affiliate marketing iyadoo ay tahay fursad weyn oo maanta aduunka lagaga shaqaysto keliya tani waxay kaaga baahan tahay xirfad,xirfada suuqan lagu galo hadii aadan lahyn haka welwelin free course ayaad halkan ka helaysaa waxaadna kaga shaqaysankartaa fiverr,upwork,shopfy,people per hour,iyo kuwo kale oo kala duwan

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post