Ads by Eonads Waa maxay etherium

Waa maxay etherium




Kani waa mid ka mid ah crypto waan ka ugu fiican marka laga yimaado bitcoin 
Sidoo kale waxa uu leeyahay faa'idooyin badan iyo fursado badan oo maalgashi ah 
Tanina waxay ku xidhan tahay dedaalkaaga iyo jeebkaaga sidoo kale waxa uu leeyahay affiliate program kasoo oo lacag kugu siinaya sidaa darteed waa fursad suuqa ka banaan.
Maanta etherium waxa uu marayaa lacag dhan
1-kii etherium waxa uu u dhigmaa $2,760(laba,kun,toddoba,boqol iyo lixdan) 
Hada ka hor markay taariikhdu ahay 2009 waxa uu ahaa 1-ka etherium $0.01 waana lacag aad u yar maantan waad aragtaa heerka uu maanta joogo waxaana jira platforms kala duwan oo maanta heerka ay marayaan ay aad u yartahay waadna maal gashan kartaa.
Ugu dsnbayntii halkan waxaan kusoo gudbinaa course bilaash ah oo ka hadla online business iyo in internet-ka lacag laga sameeyo waxaanu sameeynaa website-yo qurux badan oo laguu dhisayo theme qurux iyo domain and hosting iyo in lagugu sameeyo website-kaaga pages nooc walba oo aad rabto kadibna waxaanu kuugu xiri doonaa google adsense kaas oo kusoo aqbalaya ugu horaynt waxaad ka sameeyn kartaa lacag badan 

Post a Comment

Post a Comment (0)

Previous Post Next Post